Galmudug State of Somalia
Joined February 2011
Pinned Tweet
🤣🤣🤣
Somaliland President @Abdirahmanirro today led a high-level coordination meeting focused on enhancing the country’s airspace management. #Somaliland #Aviation
Waa Line-up adag
4
Bal aan aragno, ee ku socda 😂
Waxaa igu maqaal ah in lacagta loo soo mariyo ururka Al-Shabaab xawaalada iyo Bankiga Dahabshiil. Waxaan ku baqaa in Hantida taal lala wareego albaabadana loo xiro. @Dahabshil
4
1
3
Waxaan arkay Dad Fahad Dhaliilaa. Xaqiiqda Ninkaan waa tan. Qofka libintiisa waa loo qiraa: Waa nin aan caadi ahayn. Waxaa ciilay dhaqanka siyaasadda dalka, gaar ahaan qabyaaladda , oo u diiday inuu noqdo Madaxweyne ama Ra’iisulwasaare Soomaaliya. Waa ninka sameeya Madaxweynayaasha Soomaaliya; waxaa saf dheer ugu jira rag siyaasadda uga soo horreeyay, kana dhashay beelaha ku loollama kursiga madaxtinimada. Isaguna wuxuu ku qanciyay in aysan iyagu Madaxweyne ka noqon karin, balse fursadda keliya ee u furan ay tahay inay isaga la shaqeeyaan oo riixaan musharrax aan lahayn karti hoggaamineed iyo sooyaal siyaasadeed, si iibintiisa siyaasadeed loogu mideeyo.
Dhaga'laay wax maqal!!
2
Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ayaa ku guuleystay inay heshiis dhex dhigaan madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen, iyo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka, Mursal Sheekh. Labada mas’uul ayaa maanta ku kulmay magaalada Nairobi. Mursal Sheekh ayaa ku qancay in arrimaha Koonfur Galbeed uu uga dambeeyo Laftagareen.
1
6
China launches a haircut robot! 💇‍♂️ Choose any style you want, or order a custom cut. It trims hair in under a second and costs just 0.40 USD per cut. Now rolling out in China. #Tecnologia #China #Tech #Innovation #AI
Garashada dhaxal iidoor
Garashada dhaxal talyani 🤔
1
2
Waxaan ku ammaanayaa shaqada wanaagsan ragga Gobolka Banaadir amnigeeda wax laga weydiiyo, sida Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Taliyaha NISA, iyo Wasiirka Gaashaandhigga. Sidoo kale, waxaan amaan u soo jeedinayaa dadka ka shaqeeya nadaafadda Gobolka Banaadir. Dhaga'laay wax maqal!!
Replying to @LibanIyow
Car yaa xabbad Riddi kara oo Qush siin kara ✍🏽
3
1
6
Dhaga'laay wax maqal!!
Arimaha siyasada somalia halekeey marayaan ? Isbaheysiyo nucee ah ayaa socdo ? Sidee lookala misaan culusyahay xiligaan? Tan iyo horaantii sanadkaan aankujirno markii eey sobaxeen warar shegayo in lagu dhaqawaqayo madal mucarad ah oo musharaxeeda la ogyahay inuu Said Abdulahi Deni yahay waxaa jirtay in madaxweynihii hore e Somalia Maxamed Cabdulahi Farmajo uu kacudur daartay inuu hoos fadhiisto musharax dhigiisa ah oo uu darajo ahaana kasareeyo. Balse xubno eey kamidyihiin Madaxweyne hore iyo Raisul Wasare yaal hore ayaa ku adkeystay ineey madashaas waxkadhisaan waxaana magalada muqdisho looga dhawaqay madasha samatabixinta oo markii hore lagu sodiyariyay Nairobi taas oo horayba loo ogaa in Deni gadaal kataaganyahay waana mida keentay Farmajo inuu kacudur daartay madal musharaxeeda la ogyahay. Hadaba hada halkeey waxmarayaan madasha Samatabixinta Malaga gaaray ujedoyonkii laga laha maxaase lafilaya markale? Sida eey warar hoose shegayaan waxa lafilaya markale in dib eey isugu noqdaan mucaradka hubeysan ee saldhiga Warta Nabada weeraray iyo musharixii gadaal kataagna in eey markale dib iskugu laabtaan oo eey markale soodhisaan madal kaduwan tiihore oo lagu magacaabo madasha Mustaqbal madama aan laga gaarin madashii hore ujedooyinkii loo aas aasay, Madashaan cusub ee Mustaqbal waxaa lafilaya in eey si dhab ah u go aamindoonto cida ah musharaxa dhabta ah ayadoo halkaas lagu kala saaridoono cida u aqoonsan Said Abdulahi Deni inuu yahay musharaxa madasha iyo cida aan u aqoonsaneen. Dhanka kale waxaa Muqdisho kusoowajahan Farmajo oo miisaankiisa wato oo sida eey Falanqeyayaasha shegayaan dhan walba uga duwan mucaradka hubeysan ee taladooda, hamigooda iyo hankooda siyasadeed gacanta ugu shubay musharax ayaga lamid ah una hoosfadhiyo talada iyo tilaboyinka laqadaayo inuu u go aamiyo musharaxaas, Waxaana lafilaya maalmaha soo socdo ineey dhici donaan isxulufeysiyo waaweyn waxaana sookala bixidoono musharixiinta dhabta ah iyo xubnaha kala taabacsan waxaana lafilaya qaarkamid ah mucaradka hubeysan oo eey dadbadan u heestaan ineey musharixiin dhab ah yihiin ineey kukala biiridonaan isbaheysiyada eey kala hogamin donaan musharaxiinta dhabta ah. @LibanIyow @wardisom4 @Ramadan70530344 @Daily_Mogadishu
Safar salaama xulka 17 jirada
1
11
0
1M views in 24hrs 😱🔥 Thank you all for the love! #Viral #1MillionViews #Grateful 🙌
11
2
26
E-Visa: Approved ✅ ETA: Processing
3
1
6
🤣🤣🤣🤣
Replying to @LibanIyow
I think he’s drawing this spot
5
5
Welcome your Home Mudane madaxweyne @M_Farmaajo
This tweet is unavailable
2
1
15
🥲🥲🥲🥲
7
3
2
11
War Soomaalidii maxaa ku dhacay🥲
4
1
6
👇🏼
In a powerful move toward healing Somalia's wounds, President @HassanSMohamud and the international community are championing direct peace talks between Somaliland and the Northeast State This isn't just diplomacy , it's a lifeline to end the long-standing secessionist conflict that's torn families apart and to find mutual peace for both parties. Somaliland tried many times to have the dialogue through Clan Elders but North east state stated the only way a dialogue will happen is through the right channels such as the The international community and through the Federal government with Northereast peace committe. Recent reports are stating that Somaliland is now ready to have the talk as two states [North east stateand Somaliland state) Recent protests in Hargeisa and burco, where civilians rallied against crippling food shortages amid financial crisis and displacement, and failed peace talks in Ceerigabo have amplified the urgency of this talks The international community and Hassan sheikh welcomed the the peace commitee Firdhiye appointed last night as these talks will unlock humanitarian, reopen borders and both sides can come to agreement on releasing some of the prisoners if Somaliland meets the conditions of Northerneast state. The C6+ representatives, which are committed to collective stability, have pledged to facilitate this process with impartiality and resolve. It's a testament to regional solidarity and Somalia’s unity and peace . Direct dialogue between the two states dismantles barriers, fosters federal harmony and encourages peace, the step is also revolutionary. It models peaceful coexistence, de-escalates violence in Sanaag, and builds on precedents like the Gaalkacyo Agreement. No more needless bloodshed; instead, a united front against poverty, insecurity, and division. @US2SOMALIA @UKinSomalia @EU_in_Somalia @UNSomalia @GConway_UN @_AfricanUnion @IGADsecretariat @UNTMIS_ @UNPeacebuilding
Mahdi oo kabaha La dulmaray Sudan.😂😂 @MahdiAli1735081
#Rasmi Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 27-ka Nofeembar 2025 bilaabeysa nidaamka ETA (Electronic Travel Authorisation), si ay u xakameyso socdaalka rakaabka. Nidaamkan cusub ayaa si toos ah ula xirnaan doona shirkadaha diyaaradaha iyo hay’adaha Socdaalka. Shirkadaha diyaaradaha lama oggolaan doono inay qaadaan rakaab aan haysan oggolaansho ETA.
1
8
1
25