🟩⬜️🟦

Joined May 2017
😂😂👇
Turkish Foreign Minister Fidan is missing in Washington. No one knows where he is
Hargeisa? Really? The Federal Government is calling on Somaliland authorities to investigate a tragic incident in Hargeisa, yet they remain silent about villages being burned, civilians killed, and families slaughtered in areas they control. Mothers, children, elders have been burned alive in Galmudug and South West State. Pointing fingers at Hargeisa while ignoring atrocities under their own watch is not leadership. It is moral failure.
𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮 The Federal Government of Somalia has urged the Somaliland authorities to launch an investigation into the tragic incident in Hargeisa, where a father allegedly set his children on fire.
Omar retweeted
Wiil dhalinyaro ah tahay lkn fikirka ku dooda adiga kuwa kula argtida ah dhulkiinii ayaa dayacan aragaxisada alshaab idinka haystaa dhulkiina wakhti ku bixiya Jamuuriyada Somaliland aniga iska leh dhulkayaga nidam dawladeed u samaysanay xuduudaha dhulka bada hawada ilaaliya✅️
1
7
11
0
Hogaamiyaha Argagixisada Dhanka Siyaaasada iyo Warbaahinta , imisa Ururu iyo Magac ayuu leeyhy! Magaciisa Afgarashadu waa ? Ha ilaawin Amiirkii Al-Shabab ee Gobolka Gedo in uu ahaan jirey!👇
1
Sawirku wuxuu sheegayaa labo jawaab, iyo hal su’aal! Labada jawaab! 1. In Saacid yahay ninka la dhisayo. 2. In ninka wax dhisanayana uu yahay Fahad Yaasiin! Halka su’aal: 3. Abdirxmaan Caynte iyo xisbigiisa Xaqsoor malaga tashaday, misa waa sooscodaan? Inta aan la socon ka hor ku dhawaaqidda xisbigan ee maanta wadahadal markii danbe burburay ayaa u socday labada dhinaca. Intaas kaddib iyo jawaabta ina Caynte oo shaqsi ah ama koox la soo goostay waa galikaraa laakiin labadii nin ee Daarood Abdikariim Jaamac, iyo Cabdirashiid Xaashi meelo kale ayay sahansi ku billaabeen saan xogta ku hayo. Taas oo la macna ah waa tashannay adeer! Falanqayn: Sawirkan wuxuu kor u qaadayaa Fahad Yaasiin oo markuu ka tagay Farmaajo, sida muuqata hirgaliyay isbahaysi ku moonadaysan 4.5. Caadi ahaan,Dirta waxaa rag horaad ugu ah siyaasadda Isaaqa. Walow ay kamaqanyihiin wajiyadan, haddana xariga Dirta kale ayaa ku jirta. Sidoo kale, in Saacid noqday, rag horaadka Musharraxiinta hadda jirta, gaar ahaan Daaroodka ayaa muuqata. Dhinaca kale, sawirkan waxaa si gaar ah dhibbane ugu ah labo nin: 1. Mid waa Farmaajo. Maadama ninkii tiirdhexaadka u ahaa intuu ka tagay haddana ku quweeyay adeerkiis oo laxmi ah. Si kale haddii loo dhigo, ina Yaasiin wax u eg Yaasiin siyaasadeed oo agaskiisii wata ayuu ina Farmaajo u sameeyay! Ma diidayo, doodda ah: ha degdegin wali kow Ma joogto in aysan deel qaaf ahayn. Laakiin sidoo kale, nin weyn wadkii waa yaqaanna kama marno Meesha! 2. Ninka labaad waa Cabdirxmaan Dheere. Markuu Fahad Yaasiin Farmaajo ka tagay Cabdirxmaan Dheere wuxuu billaabay mashruucan anaa iska lahaa laakiin Fahad ayaa iga qaatay magacii. Haddana, maaanta waxaa la ii sheegay in Cabdirxmaan Dheere degmada Kaxda ka raadinayo islaamo Farmaajo soo dhaweeya! Su’aasho waxay tahay, halkii sano ee Fahad Yaasiin Shire intan u dhisayay maxaad haysay? Misa Farmaajo, Islaamo Kaxda laga keenay ayaa siyaasadda ku soo celin! Wax cusub miyaa ku jira Sawirka? Wajiyada meeshan ka muuqda qof cusub ama fikir ka baxsan waxa hadda ka jira suuqa siyaasadda Soomaaliya kama arko laakiin ilaa hadda marka laga tago Xasan Sheekh oo dad aan yarayn xayaatul barsakh ku haysta ma jiro koox intan la eg oo siyaasad ahaan isku haysta. Marka, tirada iyo shaxda 4.5-yaysan ee ay ku soo galeen in shaqo la soo qabtay ayaa ka muuqata! Ma wada joogi doonaan inta doorashada ka dhimman? Caadi ahaan dadku haddii uusan fikir ama manfac sida ganacsi kuwada joogin ma isku raagaan. Siyaasadduna waa tan ugu daran markay aragti la’aan iyo xisbi la’aan tahay. Waxaa sidoo kale, wajiyadan ka muuqda dad lagu yaqaanno kalawareeg. Tusaale, Madaxeynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Guuleed waxaa lagu xantaa socod badni marag laga noqonkaro. Ducaale oo ah maalqabeen qandraas la ah waa suurtagal in la gilgilo asagoo hantida loo sii dhexmarayo. Caadi ahaanna, ninka Hawiye dhinaca lacagta haddii laga maro, miyir markaas ayaa ugu danbayn! Ninka seddexaad, Cabdi Adam Hoosow waxaa la ii sheegay markuu lahaa M. Xasan sheekh galinba qof-baan noqdaa inuu asaga soo arkay, una duur xulayay! Sikasta oo ay ahaataba, xilligan la joogi baahi badan ayaa loo qabaa koox siyaasadeed oo qayb ka noqota sida dalka looga bad-baadin lahaa kalaguurka siyaasadeed ee xasaasiga ah! W.Q. Ahmed Abdihadi,
DFS oo ka falcelisay isbaheysiga #Haybad 😂, wadaniyad waxaa lagu badaley Haybad!
Couldn’t agree more. 😂👇
Kudos Somaliland, horey u Socda!
2
6
0
Mogdishu waa lagu kalo adkaadey! Goof Abgaal weeye 💯 lkn dad ayaa inta magaca Ciyaal Xamar soo qata Somalida kale ku dira! Martidu isma jecla 😂😂
Replying to @LibanIyow
Car yaa xabbad Riddi kara oo Qush siin kara ✍🏽
1
1
🚨#CALMISKAAD: @PL_CTOperations Waxa gabogabo ku dhow hoglgalkii Togga #Baalade ee gobolka Bari kadib markii la weeeqay awoodii kooxda Daa1sh. Wararka naga soo gaaraya deegaanno katirsan togga Baalade ayaa sheegaya in tiro yar oo kooxda ah oo aan ka badnayn 30 qof ay ku dhuumaalaysanayaan togga, waxaana la soo sheegayaa inay u liitaan gaajo iyo harraad kadib markii muddo dheer ay ku jireen go’doon iyo cunto la’aan. Saraakiil amni ayaa sheegay in tani ay muujinayso in kooxda Daa1sh ee gobolkaasi ku dhuumaalaysan ay wajahayaan xaalad adag, isla markaana howlgalku uu dhamaadku ku dhow yahay. Guul iyo Gobanimo Insha Allah. @Pldefenceforce @PMPFOfficial
1
9
Dad aya waxay ku oran Somalia Dowladd ayaa ka jirta! Hooyadas Somaliyeed bal dhibka haysta Qiyaas, hadii lasoo dhaafo ciidanka difaacaya oo ka difaacaya beelkle, waxay ka cabsan iyada iyo Caruurta ay haysto in lagubo, Subxanallah. Culumadii meeday! Dowladii meeday! 🥲
Omar retweeted
Inaa lilaah 🤣🤣🤣🤣🤣@Qani56270199 @Cobole2006 @GenKamboni @axmbuwhhsy 🤣🤣🤣
Multiple independent historical sources, including Italian colonial accounts and Somali clan chronicles, corroborate the Bimaal resistance from 1896-1908, with Sheikh Abdi Abikar Gafle leading key battles like Turunley (Dhanane) in February 1907 where Italians suffered significant casualties despite reinforcements. Ethnia.org and military histories detail the sieges on Marka and Jazira garrisons, aligning precisely with the document's claims. While clan narratives emphasize heroism, the events' core facts hold across non-Wikipedia references, indicating high authenticity.
4
5
12
Omar retweeted
🚨 ISIS leader Muumin was secretly transferred to Doha, Qatar. It’s believed he was taken from somewhere along #Somalia’ coast at the start of the Calmiskad offensive. We will 1️⃣ Verifying the intel 2️⃣ Identifying the extraction point 3️⃣ Determining the timing 4️⃣ Whether HSM knew
2
1
6
Tani waa caasimada #Puntland oo ku hawlan 50 sano soo socda qorshihii magaaladu lagu hormarinayo! Wariyaha soo tabinaya waa Sakariye Kosaar oo ka soo jeeda Jamhuuriyada #Somaliland. Othman
4
23
0
Waa ku guulaysanay hawlgalkii Calmiskaad ee khatarta ahaa. Guushan,waxaa abaalkeeda leh..... 1.Ciidamada PL. 2.Madaxda hogaanka haysa. 3.Shacabka muujiyay qiyamka. Hawlgalka Calmiskaad,wuxuu banaanka soo dhigay awooda Ciidan Bulsho,nidaam iyo qiyam ee reer Puntland. Si gaar ah,waxaa ku dhismay Ciidamada PL oo Maanta,waxaa jira Ciidan macno leh.... 1.Tiro ahaan badan oo gaaraya... B.21-kun oo Daraawiish ah. T.5600 oo Badda ah. J.3300 oo Boolis ah. X.900 oo Asluub ah. Kh.3800 oo Madaxtooyada ah. D.Sirdoon. 2.Tayada Ciidamada oo aad loo dhisay.... B.Tababaro wanaagsan oo ay heleen. T.Nidaamkooda maamul oo wax badan laga qabtay. J.Mushahaarka iyo adeegooda Caafimaadka iyo Saadka oo la hagaajiyay. X.Askarta geeriyoota iyo Agoonta ay ka tagaan oo qorshe loo sameeyay. Kh.Xarumaha Ciidamada oo la dhisay. Puntland,waxay kaloo ka heshay dagaalka Calmiskaad sumcad,diblomaasiyad iyo soo jiidasho indhaha caalamka. JQ.
indhahaygii ❣️💯
laba jeerba , marna asagaa is dhiiri galinaya marna shacabkiisuu balan ugu tagay haduu wadaduu kahadlayo uu maro, dhamme cali 🫡🫡🫡.
2
9
0
Omar retweeted
Sudan’s war isn’t between good and evil, it’s between two warlords and a people caught in between. The RSF accepted a humanitarian truce; SAF refused mediation. Yet global outrage only flows one way. Selective accountability is why this war keeps burning.